Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loosoo agaasimay ayaa kadhacday masjidka Alhuda garowe waxaana lagu abaal marinayay 125 arday oo kasoo baxay maraakista islamarkaana usoo wareegay Xalaqada Wayn ee Sh Dahabi oo kasocota Masjidka Alhuda .
Xafladaan waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiin Madaxda Dhaqmeed iyo Waaridiin waxaana dhamaan tood soodhaweeyeen ardaydaan baratay illaah kitaabkiisa waxayna sheegeen in ay ku garab taagan yihiin Cidwalba iyo cidii gacan kagaysatay .
Hadaba hooska daawo Muuqaalka oo dhamaystiran