Waxaa Maanta Khudbada Masjidka al hidaaya Ee Magaalada Nairobi, Ka Jeediyay Sheekh Maxamuud Mmaxamed Shibli Xafidahullaah Ayaa, Marka Hore Ula Dar Daarmay Dadweenaha Soo Xaadiray Inay Alle Swc Ka Baqaan Kana Dhawrsanadan Xumanta Kuna Dadaalaan Waajibaadka Alle Swc Ina Faray, Sheekh Shibli Ayaa Maanta Wuxuu Kusoo Koobay Sadax Kamid Ah Suurada Al Xashri (ayada 18,19,20 ) Sadexdan Ayadood Ayaa Waxa La Inoogu Soo Koobay Waxbadan oo Kitaabka Iyo Sunadu Ay Faahfaahiyeen, Sheekha Aya Wax u Kudheeraday Macnaha Ay Kufadhiyaan Yadahan,
Hoos Ka Dhageyso Khudbada Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli
Alminhaaj.com
Maxamed A,Ismacil
Al hidaaya