Nairobi:-Waxan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce oo maanta uu Sh Maxamuud Shibli uu ka akhriyay masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa maanta waxa uu ku soo qaatay qiimaha uu leeyahay quraanka iyo saamaynta uu mudan yahay in uu dadka nolashooda iyo qalbigooda uu ku yeesho, waxaa sheekha si gaar ah u soo qaatay Aayad ku jirta Suratul Xashri gaar ahaan ayada [21] sheekha aya ku dheeraday micnaha ay Aayadan ku fadhiso.
Hoos ka Dhagayso Khudbada Jimce ee uu Sh Shibli ka akhriyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi
alminhaaj.com
Halgan.net
Maxamed Axmed Ismacil