Halkaan kaga bogo Nadwo cilmiyeed kii 6Aad ee kadhacday caasimada puntland ee garowe waxaana ciwaankeedu ahaa ( وللأ تتبعو ا السبل فتفر بكم عن سبيله ) waxaana kasoo qayb galay culimo caan ka ah guud ahaan caalamka gaar ahaan soomaaliya waxaana kamid ahaa (1) Sh.Dr Bashiir Axmed Salaad (2) Sh. C/naasir Xaaji Axmed (3) Sh. Maxamuud Xaji Yuusuf (4) Sh. Muxamed Mucalim Axmed (5) Sh.C/qani Qorane . Hadaba walal halkaan guji si aad udhagaysato muxaadaatka Halkaan Kadhagayso