+252 90 7798232 [email protected]

Gudoomiyaha guud Ee Mu’asasada alminhaaj Puntland Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Ayaa hanbalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga  u diray  Guud Ahaan Umadda Islaamka ka Gaar Ahaan Umadda  Soomaaliyeed  Meelkasta oo ay Dunida kajoogaa  waxaana uu  Eebe Ugabaryay In Uu ka aqbalo Cibaaddoodii .

waxaana uu u rajeeyay In sanadkaan Sanadkisa Kale Ku gaarsiiyo Barwaaqo Bashbash.

Nuur Jaamac Aadan.

Xafiiska Warbaahinta Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland.

[email protected]

imagesimages (1)