+252 90 7798232 [email protected]

Kulan cilmiyeedkaan oo kafurkay Masjidka Weyn Ee Al-Huda waxaa kasoo qayb galay Culimo Awdiin  Misaan weyn kuleh Guud ahaan Gayiga Somalidu Degto  Ugu horayn waxaa goobta kahhadlay Sh Dalmar Guureeye  Oo kutilmaamay in ay timid Nadwo Cilmiyedkaan waqti loobaahnaa in laga digo armo badan oo bulshada lagu fasaadinayo .

Nadwo Cilmiyeedkaan waxaa  Labo Muxaadaro oo aad u qiimo badnaa kasoo jeedshay Labada Sheekh ee kala ah Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Iyo Sh Jaamac Siciid Ciise

Qaybta hore waxaa galay Sh Maxamud Waxaana uu Halkudhig uga dhigay  Xadiith ka Nabiga S.C.W (كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته )Qofwalba Waa Mas’uul waana la wey diinayaa wixii Uu Mas’ulka Kahaa

Muxaadarada Qaybteeda labad waxaa Galay Sh Jaamac Siciid Ciise Waxayna Ahayd Halku Dhigeedu (كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون  ) Nafwalba Waa Tii Dhadhamisa Geerida .

Dhamaan Muxaadaraat Kaan Waxaa Kasoo Qayb galay Boqolaal dadweyna ah kuwaas oo dhamaan siwanaagsan uga faa iidaystay  halka kumanaan kale na ay kala socdeen Idaaxadaha Gudaha Iyo Kumaankale oo sitoos ah uga dhagaysanayay Dalka Iyo Dibada Halgan Radio

Hooska Daawo  Labadii Muxaadaro

Sh Jaamac Siciid

Sh Maxamuud X. Yusuf

Sh Maxamuud X. Yusuf

Xafiiska Warbaahinta Al-minhaaj Puntland Nuur Jaamac Aadan

[email protected]