Qardho:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Dhawaanahan Safar Dacwadeed Ku Maraayey Wadanka Soomaaliya Gaar Ahaan Putland Ayaa Wuxuu Ku tagay Safar Dacwadeed Magaalada Qardho Sheekh Maxamed Cabdi Umal Kadib MArkii Uu Sheekha Tagay Magaalada Qardho Wuxuu Muxaadaraad Kala Dawan U Jeediyay Bulshada Ku Dhaqan Magalada Qardho
Sheekh MAxamed Cabdi Umal Ayaa Wuxuu Muxaadaro Cinwaakaydu Yahay Kaalinta kaga aadan haweenayda Islaaxinta Umadda Uu U Jeediyay Dumarka Ku Dhaqan Qardho Ayaa Aad U Faah Faahiyay Kaalinta Ay Kaga Jiraan Bulshada hawenka Ay Qaban Karayaan Hawenta MuslimadaShaqooyinkasi Waxaa Kamid Ah Inay Bartaan Diintooda Si AY Ugu Shaqayaan Dacwada Iyo Diintaba Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Aad U Tilmaamay Kaalinta Ay Qabankato Hawenka Muslimada Inay Ku Dadaalaan Inay Caruur Wanaagsan Soo Saraan Oo Akhlaaq Wanagsan Leh Inay Ku Dalaan Inay Ogaadan Kaalinta Ay Qawan Kato Haweenka Muslimada Inaysan Hor Hordin Hol Aan Howsheda Aheen Hawsha Ay Qabankarto Ma Qaban Karo Ninka Hawsha Uu Qaban Kuro Nin ka Ma qaban Karto Hawenka Waayo Arin Alle Swc Uu U qaybiyay Haweenta Inay Barato Diinteyda Dhanqana U qaadano
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Ayaa wuxuu Ka Sheekeeyay Haweenka Saxaabiyaadka Qisooyinkoda Sheekha Tilmaamay Dhawr Arimood Looga Baahanyahay Inay Qabtaan
1 In Diinta Bartaan Daacadna U Noqdaan Dawrkaydi Dacwadana Ay Dhinacoda ka Qabtaan
2 Inay Inay Soo Saaraan Caruurta Wan Wanaagsan OO Tirbiyeysan
Iyo Arima Badan Oo Aad U Qiima Badan Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Aad Ula Dar Daarmay Haweenka Muslimiinta Mel walba Ay Ku Suganyhiin Wuxuuna Ku Waaniyay Inaysan gaabinin Ay Danahooda Iyo Masaalixda Iyo Diintooda Ku Dadaalaan Unay Soo Saraan Ubaxii Umada Ayaad Kobcineysaan Hadana Hoostina Ayey Ku Jiraan Waxaana Loo Baahanyaha Inay Iska Xilsaraan Hawsha Muhiimka Ay Umada U Hayaan Aynan Hor Hordin hool Aysan Howshiina Aheen Alle Na Ka Baqaan
Gabagabadii Ayaa Sheekha Wuxuu Kula Dardaarmay Inay Iska Daayaan Xanta Iyo Maalaa Yacniga Iyo Waxaan Qeer Ugu Jirin Aaqiradooda Iyo Adunkoodaba
Alminhaaj.com
Qardho Nuur Jaamac