+252 90 7798232 [email protected]

2

Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa maanta kudbadii Jimcaha waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxana uu ka hadlay soo dhawaanshaha iyo isku diyaarinta bisha barakaysan ee Ramadaanka, Sheekh Maxamuud Shible ayaa dadweynaha aad ugu tirtirsiiyey u diyaargarowga iyo soo dhaweynta Bisha Ramadaan wuxuuna yiri Sheekhu “waxaan ubaahanahay sadex arimood inaan isugu diyaarinaa bisha ramadaan ee inagu soo dhow” “inaan nafteena diyaarino oo niyada sii sifayno”

Sheekh Maxamuud Shible ayaa sidoo kale shacabka soo xaadiray khudbada ugu baaqay in ay bartaan sharciga alle gaar ahaan

bartaan axkaamta Bisha Ramadaan si dhamaanteen aan u helno janada alle loona aqbalo soonkeena

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamuud Shible

 

Maxamed Axmed Ismacil

Masjidul Hidaya nairobo kenya