+252 90 7798232 [email protected]

burco

Boorame:-Waxaa maalintii shalay lagu soo khatimay barmaamij badbaadi nolashaada oo ay soo dyaariyeen Ururka badbaado ayaa waxaa qaybtiisii labaad ka soo qayb galay culimo aad u qimo badan waxaa ay jeediyeen muxaadaraad kale duwan.Culimada muxaadaraadka jeediyey ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1. Sh. Yuusuf Xuseen Maxamed oo jeediyey الشخسية الناجحة المتميزة

2. Sh Maxumed Warsame Dhudre oo ka hadlay جرب لدة الطاعة

3. Macalin Cabdisalaan Xassan Muuse إبتسم فأنت المسلم

4. Sh Aadan Axmed Muuse إعجاب المرء بنفسه

5. Sh Maxamed Yusuf Cabdi الاسلام والعرف

Shalay galinkii danbe ayaa waxaa la soo khatimay muxaadaradaadkii ugu danbeeyey waxaan jeediyey Sh.Maxamed Yuusuf Cabdi waxaan la wiidiiyey su’aalo fara badan oo ay u baahnaayeey dhalinyaradu gaar ahaan dhinac diinta.

Ururka Badbaado
Borama, Somalia

Halgan.net