+252 90 7798232 [email protected]

1

Nairobi : sh maxammud maxamed shibli ayaa manta  khudbadi jimce ee masjidka alhidaaya ee magalada Nairobi waxa uu oga hadlay axkaamta soonka,  waxa uu sheekha faahfaahiyay dadka uu soonku kuwaajibo iyo waxyaabaha laga rabo jimcihii lasoo dhafay ayey kamid eheed dhawr arimood uu sheekh maxamuud maxamed shibli  kaga hadlay soo dhawaanshaha iyo isku diyaarinta bisha barakaysan ee Ramadaanka, Sheekh Maxamuud Shible ayaa dadweynaha aad ugu tirtirsiiyey u diyaargarowga iyo soo dhaweynta Bisha Ramadaan,waxaa oo kaloo si fahfaahsan uu u dul istaagay sheekha sida uu ku ansaxo iyo waxaa uu kaloo aad u faah faahiyay sheekh maxamuud maxamed shibli  waxyaabaha buriya soonka, iyo  shuruudaha kulamaaan waxyaabaha Buriya soonka,

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha Masjidka Al hidaaya Oo Cod Ah Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli

Alminhaaj.com

maxamed axmed ismaciil

nairobi kenya