Nairobi:- Waxaa Ka Bilaabatay Magalada Nairobi Dawra Islaami Dawradaani Waxaa Ay Ka Dhacaysaa MAsjidka Al Hidaaya Ee Magaalada Nairobi Kenya Gaar Ahaan Xaafada Ay Somalida Dagta Isli Dawradaani Ayaa Sanad Walba Waxaa Loga Faaiideyaa Dhalayaro Iskugu Jirta Rag Iyo Dumar Dawradaani Waxaa La Qabtaa Xiliyada Ramadani Iyo Xiliyaada School laadka Fasaxa Ay Kujiraan Ardeyda Waxay Ku Qataan Duruus Kala Duwan Sida Kutub Iyo Muxadaradaad iyo Fataawooyin Ay U soo Gubinayaan Culimada Waxayna Dawradaani Waxaa Hogaamiya U ah Dhalayara Isku Xilsaartay Sidii Ay ugu Faaiiden Lahaayen Walaalahooda Somaliya Ee Muslimka Ah Qaasatay Dhalayarada Si Ay Xiliga Fasaxa Ku Jiraan Ay Ugu faaiideystaan Cilmiga sharciga
Hooska Ka Daawo Darsigi 1Aad Ka Baxday Dawrada Silsilatu Dawraatu Al SHarciyah Sh Ramadan Maxamuud Shibli
Hooska Ka Daawo Darsigi 1Aad Ka Baxday Dawrada Silsilatu Dawraatu Al SHarciyah Sh Ramadan Maxamuud Shibli
Alminhaaj.com
Maxamed Axmed Ismacil Nairobi