+252 90 7798232 [email protected]

vlcsnap-2014-07-06-12h26m42s167

Nairobi: waxaa Maanta Hoolka ween ee madiina mal ee xaafada islii ayaa waxaa lagu qabtay fatwo ay soo qaban qaabisay dawrada islsilatu dawraatu al sharciya waa dawr looga talagay dhalayara magalada nairobi gar ahaan xaafada isli maanta ayaa waxa kasoo qaybgalay ardey aad u tira badan waxana maanta kala soo qaybgalay sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah ayaa dhalayarada waxay ku waydiiyeen su’aalo kala duwan waxaana uu kasoo hormarsiyay sheekha kalmad aad u qiima badan fatwada

Dawradaani Ayaa Sanad Walba Waxaa Loga Faaiideyaa Dhalayaro Iskugu Jirta Rag Iyo Dumar Dawradaani Waxaa La Qabtaa Xiliyada Ramadani Iyo Xiliyaada School laadka Fasaxa Ay Kujiraan Ardeyda Waxay Ku Qataan Duruus Kala Duwan Sida Kutub Iyo Muxadaradaad iyo Fataawooyin  Ay U soo Gubinayaan Culimada Waxayna Dawradaani Waxaa Hogaamiya U ah Dhalayara Isku Xilsaartay Sidii Ay ugu Faaiiden Lahaayen Walaalahooda Somaliya Ee Muslimka Ah Qaasatay Dhalayarada Si Ay Xiliga Fasaxa Ku Jiraan Ay Ugu faaiideystaan Cilmiga sharciga iyo culimadooda

 

Hooska Ka Daawo Su’aalaha  Ka Baxday Dawrada Silsilatu Dawraatu Al SHarciyah Sh Maxamuud Maxamed  Shibli 

 

 

Maxamed Axmed Ismacil 

alminhaaj.com