+252 90 7798232 [email protected]

Guddiga dhismaha buundada Midigar ee Sunijiif ayaa ugu baaqay jaaliyaddaha reer Puntland ee dalka dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhameystirka buundada oo haatan maraysa meel gabagabo.

DSC00358 buundooyinka 2

Godoomiyaha Gudiga dhismaha boondooyinka Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo ugu horayntiiba kahadlay goobta ayaa sheegay in howshu haatan ay marayso meel wanaagsan islamarkaana loo baahan yahay in in tadhiman siwada jir ah loo ga qayb qaato waxaana sheekhu cadeeyay in arinkaan  uu yahay  mid ajar laga helayo maadaama waxa laqabanayo ay tahay dan guud oo ah danaha muslimiinta waxaana  ugu danbayntii shir ka jaraa id saxaafada u akh riyay C/rashiid jagfe  waxaana saxaafada loo qaybiyay habkii gudigu dahweynaha dal iyo dibad ugu qoreen qaaraan kaan waxii faah faahin ah oo intaadheer  kala xiriir gudiga dhismaha buundooyinka

Tell:00252907794850/00252907794655/00252907794032

 

 

Halkaan Kadhagayso 

DSC00360  DSC00350 DSC00355DSC00364