Nairobi : sheekh maxamed cabdi umal oo ka qaybgalay shalay dawrada ka socoto a magalada nairbi gaar ahaan xaafada isli dawradaani waxaa loogu talagalay dhalayarada iyo ardeyda wadanka kenya gaar ahaan casimada nairobi ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhalayara iskugu jira rag iyo dumar aad u tira badan waxaana lagu siinayay ardeyday duruusa kala duwan oo diini ah oo iskuggu jira fiqi xadiis iyo culuum kale iyo qaabka ugu fudud oo lagu guta dacwada dawradi ramadanka ee ay so qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada ee (peace & awareness youth group P.A.Y) oo kasocotay masjidka alhidaaya ee magalada Nairobi ayaa waxa ay kujirtaa isbuucii udanbeeyay
waxan idin soo gudbineynaa durustiiiyo muxaadaraatkii udanbeeyay ee kabaxday dawrada
Hoos Ka Daawo Su’aalo iyo Jawaabo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Silsilatu Dawraat Al Sharciyah Ay Soo Qaban Qaabisay
alminhaaj.com
Kula Luampur