Waxaa maamulka iyo xubnaha mu,asasada Alminhaj puntland ugu hanbal yay naysaa umadda islaamkaa meelkastoo ay aduunka kajoogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed ciidul fidriga . waxayna illah hood uga baryay saa in ilaah ka aqbalo camalkii wanaagsaa ee ay kusoo gudajireen mudadiibisha ahay halkaas oo lagu mash quulsanaa taraawiix /qur,an akhris /taahajud / sadaqo iyo camalo kaloo wanaagsan waxaana mu,asasadu umadda soomaaliyeed urajaynaysaa in ilaah kadulqaado dibaatada ladaris tay mudada dheer sidookale mu,asasadu waxay ilaah ugabaryay saa walaalaheen reer falastiin in ilaah kadulqaado yuhuuda dhibka ay kuhayso.
Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Ee Mu,asasada Alminhaaj Puntland