+252 90 7798232 [email protected]

 

Hayda haro oo lagu yaqaan in ay sanad walba usamayso caruuraha agooma ha ah iyo dadka aan waxba haysan ciidsiin ayaa waxay usamaysay 50 caruur ah oo agooma ah ciid siin heersare ah waxaana ugu horaynba  goobta kahadlay sh.faarax oo sheegay qiimaha ay leedhay deeq daan oo kale waxaana uu ugu mahadceliyay dadaalka hayada haro waxaana uu dhanka kale ugu baaqay shirkadaha iyo haydaha kale in ay kudaydaan hayda haro waxaa na isna dhankiisa kahadlay sh.maxamed xamari oo umahadceliyay hayada haro iyo dhamaan dadkii walaalaha ahaa ee soo aruuriyay kharashaad kaan .DSC00962DSC00974

 

waxaana ilma walba ooagoon ah lasiiyay lacagdhan $30 waxaana dhamaan wajiyadooda laga dheehan karay farxad iyo raynrayn maadaama aysan malaynayn deeqdaan .

 

Nuur Jaamac Aadam

 

Mu,asasada Alminhaaj

 

garowe

DSC00961  DSC00963 DSC00964 DSC00965 DSC00966 DSC00967 DSC00968 DSC00969 DSC00970 DSC00971 DSC00972 DSC00973  DSC00975 DSC00976 DSC00977 DSC00978 DSC00979 DSC00980 DSC00981 DSC00983  DSC00986 DSC00987 DSC00988 DSC00989 DSC00990 DSC00991