+252 90 7798232 [email protected]

 

Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo kamida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq  dhinacyo badan taabnaya uukagahadlay  arimo badan  oo bulshada soomaaliyeed ubaahnaayeen.

Waxaana sheekhu kahadlay allah kacabsiga oo sheekhu kutilmaamay qofku haduunan u hogaan samin wixii eebe u abuuray in uu yahay sidii rati dabarkii laga furay ,

Sidoo kale waxaa sheekhu kahadlay dadka lamarin habaabiyo waxaana sheekhu isagoo xiganaya khudbadii khadiibku soojeediyay  sheikh cabdi naasir  waxaana uusheekhu kahadlay dadka roobla,aantu hayso oo aan hadana allah xasuusanayn ee u barooranaya cid aan ahayn allaah waxaana sheekhu sidoo kale kahadlay dadka sida khaldan u gowraca xoolaha iyo kuwa silic diryeeya  waxaana sheekhu ugubaaqay in ay allah kacabsadaan hadiikale ay u diyaar garoobaan cawaaqib xumada aakhiro iyo aduunba uu lakulmayo

 Hoos kadhagayso Codkii Sheekha

Khudbadii jimcaha iyo kalimadii sheikh maxamuud xaaji yuusuf

khudba sh maxamuud xaaji yuusuf 1