Waxaa maantay xariga lagajaray masjid aad uweyn kaas oo lagadhisay xaafada hodan caasimadda puntland ee garowe masjidkaan oo uu kudeeqay maalqabeenka caan ka ah ee sheekh cabdi kariim asalaama ooudhshay wadan ka sucuudi carabiya .
waxaa walakiil ka ahaa الشيخ الوالد محمد عبدالله حوش Ooo kamid ah culimada kucaanbaxday fidinta dacwada iyo dhismaha maraakizta diinagaa ayaa dhismaha masjidka ku wareejiya sheekh dalmar guureeye gaarshe waxaana ugudan bayntii xariga lagajaray maantay waxaana furuha masjidka iyo maamulkiisaba lagu wareejiyay XafiiskaDacwada Iyo tacliimta ee Mu,asasada Alminhaaj Faraceeda garowe waxaana isla xafladaas kahadalayالشيخ محمد عبدالله حوش waxaana sheekhu sheegay in masjidkaan uu soo baxsaday sheekh cabdikariim asalaama waxaana kuwareejinay culimada minhaaj si ay u qiimeeyaan meesha ku haboon dhismihiisa waxaana illahmahadiisah in ay kadhigeen goobtii ku haboonayd waxaana uu umahadceliyey sheekhii sadaqaystay hantidiisa iyo culimadii gacanta kuhaysan dhismaha masjidkaan.
waxaa isna goobta kahadlay sheekh dalmar guureeye waxaana u mahadceiyay sheekhii sadaqaystay masjidkaan iyo ragii u qumay in u suurata galo masjidkaan oo ah mid aad uweyn islamarkaana kuyaal goob muhiimu ah bulshada xaafadaan waxaana dhan kooda soo dhaweeyaya mas uuliyiin ta xaafada waxayn u mahadceliyeen una duceeyeen cidalba oo gacan kagaysatay in masjidkaan goobtaan lagadhiso maadaama aysan xaafadu lahayn masjid.
Nuur Jaamac Aadam—- Alminhaaj Garowe