Roobdoontaan oo ay horay ugu baaqeen wasaarada diinta iyo owqaafta puntland iyo hayada al minhaaj dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka nugaal ayaa ugudanbayntii waxaa kasooqayb galay dad kor udhaafaya 1000 ayaa lagu tukaday laba rakcadood oo salaada roobdoontaa waxaana halkaas kahadlay culima owdiin macg kuleh bulshada isimo wasiiro iyo mas uuliyiin kasocotay gobolka waxaa sidoo kale goobta kahadlay culimo udhalatay dalka bangaaladheesh oo tabliiq kutimid puntaland ayaa iyaguna kaduceeyay goobta waxaana ugu danbayntii salaada tujiyay Sheekh maxamuud xaaji yuusuf salaada kadib sheikh oo bulshada lahadlay ayaa uubaaqay in umadu is cafiyaan ilaahna kabaqaan sidoo kale waxaa sheekhu ugu baaqay dhamaan bulshada wax haysata in ay isku kaalmeeyeen waxay hays taan waxaana uu sheekhu xusay in ay ogaadaan dhamaan wixii dhib ah oo inagu dhaca in aytahay ciqaab allaah waxayna kutimid waxaan gacmaheena kukasbanay, sidoo kale waxaa goobta kahadlay wasiirka diinta iyo owqaafta dowladda puntalnd Ismaaciil maxamed Cali oo umada ugu baaqay in ay ilaahood baryaan iskuna naxariistaan si ilaah ugu naxariisto ,
Waxaa ugu danbayntii goobta kahadlay Islaan Ciise Islaam muxamed waxaana uu bulshada ugu baaqay in ay si dhab ah ilaahood u baryaan waxaana islaanku ugudanbayn tii halkaas kazoo jeedshay duco aad uqiimi badan iskusoo duuboo roobdoontaan oo ugudanbayntii lasoo gabagabeeyay mudo dheer oo bulashadu taagnaayeen qoroxda kadib waxaana halkaas kadhacday iscafis iyo ismarxabayn waxaana dhamaan bulashadu illaahood karajaynayeen in illaah soo waraabiyo ,