Nairobi=Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo Khudbadii Jimcaha Maanta Kajeediyay Masjidka Al-Hidaaya Aya Waxa Uu Kaga Hadlay Fadliga Ay Leedahay 10ka Maalmood Ee Bisha Dulxija oo Khamiisti Shalay Ahayd Dhalatay , Sheekha Aya Dad Waynihi Masjidka Soo Buuxiyay Ku Booriyay Iney Malmahan Yar Kaga Faa’iideeystaan Acmaasha Wanagsan, Madaama Ay Malmahan Aytahay Bishaani Bilaha Alle Swc Fadilay Fadliga Waxaana Uu Sheekha Dadweenaha Aad Ugula Dardaarmay Inay Badiyaan Acmashada Qayrka Sadaqada Soonka Gaar Ahaan Qofkii Wada Soomi Karo 10 Maalmod Hadii Uu Qofku Awoodin Inuu Iska Sooma Maalinta Carafo 9 Ka Aytahay Bishaha Sheekh Maxamuud Shibli Si Gaar Ah U Xusay In Ducadana La Badiyo Umadana Isku Duceeyan Waxaa Gabagabadii Khudbad Sheekha Uu kusoo Gaba gabeeyay Maalinta Carafa Waxay Kusoo Aadantahay Maalinta Jicaha Waana Lasoomi Karaa Munaasabadan Carafo Wana La Sooma Ayuu Raaciyay Sheekh Wuxuu Kaloo Aaad Kula Dardaarmay Dadka Maalinta Ciida Xoolaha Qalaayo Ayaa Ayuu Kula Dardaarmay In Uusan Iska Jarankareenin Qofkii Doonayo Inuu Xolao Qalo Timaha Iyo Cidayahay Kor IYo Hoos Makala qaadin Sheekha Lama jari Kari Ayuu kusoo Gaba Gabeeyay Sheekha
Hoos Ka Dhageyso Khudmada JImcaha Masjidka Al Hidaaya Iyo Sheekh Maxamuud maxamed Shibli Xafidahullaah
Alminhaaj.com
Maxamed Axmed Ismacil Nairobi