+252 90 7798232 [email protected]

22

Sudan:-Ku dhawaad 30 araday oo ka mid ah ardayda ku cusub Sudaan iyo raabidada  ayaa waxaa loo qabtay 8/12/1435 — 2/10/2014 Dawro  sharciyeed balaaran oo aad u qiimo badan mawduuca DAWRADA  waxaa uu ahaa.( دورة مكثفة لأعداد الدعاة )  dawrda diyaarinta ducaada taas oo Maamulka raabidada ardayda Soomaaliyeed ee cilimga ah ee Sudan soo agaasimay  una dhacday si heer sare ah , waxaa ka baxday dawrada duruus kala duwan oo muhiim u ah qof ka dacwda iyo hamigeeda xanbaraya  , waxaa ka qayb qaatay dawrda oo durusta ka bixiya culimo waa wayn oo kusugan wadankaas  oo kala ah :

1- Sh. Maxamud abu-shayba .( الصحوة الإسلامية المعاصرة ودورها في نهضة الدعوية للأمة )

2- Sh. Mahad Khaliif Abtidoon  ( زاد الداعية : الإخلاص – والتقوى – والصبر )

3- Ustad C/lahi Cali Ugaas .( الوعي الدعوي والإنتماء الإسلامي للشباب )

4- Dr. C/ fataax Barkhadle (.كلمة تعقيب )

Intaa waxaa si dheraa ka dib markay soo gabagbawday dawrdu in ardayda ka soo qayb galay la dhex dhigay su‘aal lagu firinayo intay ka faa ideen dawrda  waxana ardaydii ku guulaystay jawaabaha la siiyay abaal marin aad u qiimo badan .

Ugu danbayntii waxaa halkaa kalmad ka jeediyay gudoomiyha RAABIDADA ARDAYDA SOMALIYEED EE CAALAMKA EE SUDAAN  XASSAN MUSE NUX  oo isna dhiniicsa uga mahad noqay culimada soo jeediyay durusta iyo ardayda ka faa idayba kuna bogaadiyay in ay faa idayteen oo noloshoodii wax badan ku soo biriyeen maanta wixii ka danbeeyana iyaga xil dacwadeed saaran yahay .

Jawi faraxd iyo is marxabayn ayay ku soo idlaatay dawradii sanadkaan loo qabtay ardayda cusub ee Sudaan ahna xubnaha cusub ee raabidada ,wabillahi atawfiiq

 alminhaaj.com

 
Xassan Al-nuxi
Sudan,Hagan.net