+252 90 7798232 [email protected]

agoon

Gedo:-Guddiga taakulaynta agoonta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u mahad celinayaa maamulka madarasada daarul quraan iyo waalidiinta ardayda madarasada, gacantii ay u fidiyeen agoonta ee gaaraysay  3000$ oo loogu gaday dharka ciidul adxaa2014 waxaana ka faa’iideestay oo aad ugu farxay  221 agoon oo aad ugu baahnaa dharka ciida, dharkaa la’aantiina aanan ciide .

Guddiga waxa uu idinka codsanayaa in aad u joogteysaan agoonta ka farxinta munasabooyinka islaamka . Waxaan ilaah waydiisanaynaa in uu idinka abaal mariyo uuna idin barkeeyo maalka caruurtane uu idiin xifido .

wajzaakumullaahu khayraa

 alminhaaj.com

Wabilaahi Towfiiq
 Maxamed Rashiid Sh.Xasan
Madaxa Fulinta Ee Guddiga