+252 90 7798232 [email protected]

alcalaamahsh 1

Madiina:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa muxaadaro waxay u jeediyeen ardayda dhigata Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munawara waxaana ay aad ugu booriyeen ardayda in ay ku dadaalaan barasha cilmiga Sharciga ayna itqaan ku sameeyaan.

Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Insha alllaah muxaadaraadka iyo dardaaranka ay Sheekh Maxamed Umal iyo Sheekh Mustafe ay u jeediyeen ardayda Jaamaca Islaamiya ee Madiina.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Umal u jeediyey ardayda Jaamacada Madiina

Hoos Ka Dhageyso Muxaaradarada Sheekh Mustafa xaaji Ismacil Uu Ka jeediyay Jamacada Madiinatu Munawar

alminhaaj.com

Halgan.net
Madiiina Munawara