Garowe=Waxaa Maanta Magalada Garowe Lagu Qabtay Mashquuc Loogu Tala Galay Dadka MAsaakiinta Tabaaleysan oo Aan Awoodin Quutal Daaruuriga Ee Putland Iyo Nawaaxigeyda Ayaa Waxaa Lagu Tala Galay Mashquuc Ay Soo U Soo Abaabulen Walaalken Dr Cabdi Casiis, Waxaa La Sameyay Dad Badan Oo Danyar Ah Iyo Fuqurada Isugujirta Oo laga soo aruuriyayy Xaafadaha iyo Goobaha Barakac yaasha ku yaala magaalada Garoowe Oo Ay tiradoodu Gaarayso 1060 Qof Ayaa Wxaa Maanta Looqaybiyayy Deeq Sakawaaad ah oo gaaraysa $2650 kun oodoolar oo katimid Jimciyada SHaariqa Al Qayriya Ee Laga Leeyahay Dalka Emiaaradka Carabta.
… deeqdaan waxaa iska kaashaday Dr Cabdi Casiis Oo Lu magacdheer Dr Cartan oo ah isgu shaqsigii isku xiray haydaan iyo sidii ay dhulka puntland uga qaybin lahayd deeqdaan sakada ah waxaana Dr Cartan isku xiray Maamulka Mu’asasada alminhaaj Iyo Hayadaan Khayrigaa waxaana Mu’asasadu Cayaartay Dowrkii Ugu wanaagsanaa ee ay ku qaabilahayd Waftigaan oo 3bari kahor kasoo dagay Magaalada Boosaso waxaana soo dhaweeyay islamarkaana lasocday ilaa ay ka imanayeen garowe Gudoomiyaha guud ee Mu’asasasda Alminhaaj Sh Maxamed Cabdullahi Cabdalle waxaana shalay galab lagu soo dhaweeyay Casimadda Puntland Waxaana saakay la guda galay Qaybinta zakadaaan ay ku taburacday Hayadaan Khayrigaa Ee Shaariqa Al Khayriya Ee Laga leeyahay Dalka Emaaradka Carabta .
qaybinta deeqdaan sakada ah ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro katirsan Dowlada Maamulka Gobolka kan degmada Iyo qaybaha Culimada Muasasada alminhaaj Waxaana Qofwalba oo kamid ah dadkaan masaakiin ta la siayay Lacag Dhan $250
Maxamed Cabdulaahi Cabdule oo ah Madaxa Muasasada Alminhaaj Puntland ayaa sheegay muhiimada ay u yimaadeen Jimciyada shaariqa Al KHayriya in ay tahy Dhiiiri Galinta Iyo Wax tarka daddka Tabaalaysan Mu’Aasasada Alminhaajna Ay utaagan tahay in ay udoonto bulashadeeda wax walba oo ay wax ka dheefayaan aakhiro iyo aduunba .
Sayid Maxamed Xamdaan Oo ahaa gudoomiyaha hayadaan waday deeqdaan ayaa kamahadceliyay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay puntland waxaana si khaas Ah ugu mahad celiyay Mu’asasada alminhaaj waxaana uu balan qaaday in ay siiwadi doonaan wada shaqaynta Maantay Dhacday Wana Sii Wadi Doona Ayuu Sii RAaciyay Hadalkiisa Gudoomiyaha Maanta Wixii Ka Dambeeya Way U bilaabatay Mu’asada Al-Minhaaj Iyo Hay’ada Qayriga Ah Ee Shaariqa Al Khayriya .
Sidoo Kale Dr Cabdicasiis Cartan Ayaa ugu baaqay Daddka looqaybinayayay Deeqdaan sakada ah In ay kusamaystaan Ganacsiyo Kaladuwan Si ay faaiido uga dhaxlaan ….
Wasiirka wasaarada Haweenka Puntland Aniso Cabduqaadir Xaaji Muumin Ayaa ugu baaqday Masuuliyiintii ka sooqaybgashay kulanka in haweenka loo sameeyo Xarumo Ay Wax kubartaan Dumarkuna ay san ahayn kuwala dulmiyo ee ay yihiin kuwa madax ay waana aragtaan dadkaan %99 waa dumar waxayna kutusinaysaa sida dumarka loo garabtaagan yahay waxayna dumarka ugu baaqday in diintooda kudhaqmaan islamarkaana laysku xirnaado
Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiiirka Wasaarada Cadaalada Puntland Ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay inay puntland yimaadaan masuuliyiin kasocda Jimciyada SHaariqa Al Qayriya Ee Laga Leeyahay Dalka EMARATKA Carabta wuxuuna sheegay in ay dhan kooda dowlad ahaan soo dhaweynayaan .
Mu’asada Al Minhaaj
alminhaaj.com
Nuur Jamac Garowe