Nairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nariobi ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay daawaynta qalbiga isagoo ku waani yey dadweynihii Khubadii Jimcaha dhagaysnaya in Alle ay ka baqaan.
Hoose ka daawo khudbadii jimce ee uu Sh C/qaadir Boobe ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi