Waxaa maan tay masjidka Alhuda Maglada Garowe Kalimad qayim ah kajeediyay Sh Maxamuud Xaji Yusuf Waxaana Kalimadaani oo lagasii daayay Inta badan Idaacadaha Maxaligaa Waxaa Sheekhu Kaga hadlay Shirkad layiraahdo (Tiyaasin Group ) Taas Oo lagaleeyahay dalka Chaina Xarumana kuleh Meelabadan oo dalka Somalia Kamid ah waxaana sheekhu qiray in ay tahay midkamid ah musii booyinka haysta dalka Somali.
Sheekha ayaa ku dheeraaday faah faahin uu kabixiyay shirkado badan oo caalamul islaamka sidaan oo kale u soo gubay ku was oo dhamaan Culimadda Caalamku isku raaceen in ay yihiin shirkadaas iyo kuwa noocaas oo kale u shaqaysta kuwa aan banaanayn oo ay tahay dariiqa Ribada Taas oo ah mid diinteenu Xaaraamaysay .
Waxaa kaloo sheekhu soo bandhigay habka shirkadaan u shaqayso taas oo ah mid aan waafaqsanayn shareecadda Islaamka Waxaana Uu ku eedeeyay Shirkadaan In ay dadka kaqaado $200 taas oo ah mid ay daku in kamida dawo kuwaataan islamarkaana qofwalba ka dhaadhiciyaan in ay u noqdaan Suuq gayn hadii ay kusoo xiraan shirkada 5qof waxay helayaan lacag usoo dhacaysa bilwalba taas oo ah mid ay kumaga caabaan hadiyad Waxaana islamarkaa qofwalba lagaqaa daa$25 Oo ah mid Diiwaan galin ah .
Waxaa Sheekhu soo daliiliyay ayaatka Qur’aanka kariimkaa iyo Zunada Nabigeena muxamad Salallahu Calayhi Wasalam .
Isku soo wada duubo maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa kasocotay hadalhaynta shirkadaan io habka ay uwado adeegeeda waxaana Sheekhu Ugadigay Bulshada In aysan Wixii Nidaamkaas Ah Aysan Udhawaaan.
Dhinaca dawada Waxaa Sheekhu Sheegay In cidii Dawo Ahaan U iibsanaysa ay tahay dawo dadbadan ku caafimaadeen dhibkuna uu san ahayn Dawada Ee ay tahay Dhibku Habka kusaabsan Lacagaha Iyo Dadka Suqgaynta Loo Dii waan galinayo
HOOSKA DHAGAYS
Nuur Jaamac Aadan Al-Minhaaj Garowe