+252 90 7798232 [email protected]

sh-shibli

Nairobi Waxaa Maalinta Khamiista Muxadaro Qayim Oo Cinwaakeydu Yahay Xiriirinta Qaraabada Ayaa Waxaa Soo Jeediyay Lif Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli Xafidahullaah Muxaadaradani Waxaa Soo Qaban Qaabiyay Madalada Madaarista Ee Magaalada Nairobi Waxaana Loo Qabtaa Bil Walba Dumarka Magaalada Nairobi Dumarka Aad U Fara Badan Ee Ka Kala Yimid Magalada Daafaheedda Xaafada Isli Ay Ka Koobantahay Sheekh Shibli oo kamid Ah Culimada Waaween Ee Soomaaliyeed Ayaa Wuxuu Kaga Sheekeyay Xuquuqda Ay Isku Leeyihin Qaraabada Iyo Sida Ay Uga hadashay Iyo In La Dhiiri Galiyo In Qaraabada Xiriirkayda Tahay Arimaha Diinta Ay Aad U Tilmaamtay Ugana Hadashay  Muxaadarada kadib Ayaa Sheekh Shibli Waxaa La Waydiiyay dhoor Su’aalo  Ay Soo Waydii  yeenDumarka Kasoo Qaybgalay Muxadaradaan Hooska Daawo

SalafmediaNairobi Alminhaaj.com