Nairobi-maanta oo jimca ah masjidka al hidaaya ee magalada nairobi ayaa waxaa kasoo jeediyay Khudbada jimcaha sheekh cabdiwaaxid xasan oo ah imaamka masjidka al hidaaya sheekha ayaa khudbada wuxuu kaga hadleya waalidka oo lagu caasiyo iyo cuqubada ka dhalan karto aduun iyo aaqiraba sheekha ayaa dawa socotay khudbadi jimcihii hore wuxuuna kaga hadlay waalidka o loo baari falo
sheekh cabdiwaaxid xasan ayaa aad ugu dheeraaday lawada xuquuqda ay ku leeyihin ubadkooda iyo shareecadeyna islamka sida ay u dhoowrtay xaqa lawada waalid sheekha ayaa tilmaamay dhoor qadob oo kusoobsan in lawada waalid lagu caasiyo ama in la raali galiyodunuubta ugu waaween ee waalidka laga galo waxaa mid ah in walidka la caayo ama saawab u noqoto in la caayo waalidka sheekha ayaa aad ugu dar daarmay in lagu caasinin lawada waalid xaquuqda lawada waalid in aad loo ilaaliyo
alminhaaj.com
Maxamed osman axmed
Nairobi kenya