+252 90 7798232 [email protected]

buuga (1)

Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda in habeenka khamiista  ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay  19-11-14 uu Sheekh Maxamed Umal ka jeedin doono Muxaadaro Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa wuxuu muxaadaradiisa uga hadlayaa Buuga Xadka Ridada maxaa ka run ah .

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Inshalaah muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal .

Salaf Media

alminhaaj.com