+252 90 7798232 [email protected]
1
Nairobi:-Waxan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce oo Sh Maxamuud Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxa ay dhamaystir  u ahayd khudbadi jimcihii la soo dhaafay uu sheekhu jeediyay oo uu ooga hadlay waaqica ummada muslimku ay ku nooshahay in fasaadkii  qalabadiisu uu badatay
Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee uu Sh Shibli ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi

 Halkaan ka Dhagayso Mp3

alminhaaj.com

Maxamed Axmed Ismaciil