+252 90 7798232 [email protected]

Nadwadaan oo ah mid si wanaagsan dadweynuhu dal iyo dibadba uga faa iidaysteen  maa daama ay sitoos ah uga baxaysay Www.halgan.net  website kaan  oo ay kuxiran yihiin malaayiin qof waxaa laga dhagaysana yay  dhamaan daafaha caalamka .

Waxaa caawa  muxaadaro lama ilaawaan ah soo jeedshay labada sheikh ee kala ah Sh. Xasan Maxamed Ibraahiim(Abuu xasaan) Oo kuqornaa muxaadarada qayb teedi hore  Iyo Sh.Maxmauud Xaaji Yuusf Oo kuqornaa muxaadarada qaybteedii  labaad .

vlcsnap-2014-12-17-20h11m24s80DSC02176

waxaana sheikh Abuuxasaan  ciwaan uga dhigay Muxaadarada qaybteedii hero   Mas,uuliyada saran qoyska muslimkaa waxaana sheekhu si faah faasan uga hadlay Xuquuqda ay isku leeyihiin iyo waa jibaadka laga doonayo sidookale waxaa sheekhu kahadlay xuquuqda ay kuleeyi hiin dariska iyo kan lagu leeyahya waxaan Sheekhu sooqaatay adila cadcad  iyo nusuus kahadlaysa  dariska iyo meesha ay  gaarsiisay diinteena suuban waxaana uu aad ubo gaadiyay in dadka dariskaa iyo qaraabada iyo sidookale dadka soco tadaa laxaqqdhowro .

Waxaa in taaskadib  muxaadarada qaybteedii labaad galay sheikh maxamuud Xaaji yuusuf oo isna faahfaahin dheer kabixiyay gabadha iyo waqtiga ay ba naan tahay in laguursado ama lafuro waxaana sheekhu sheegay  in aysan jirin waxaan diinteenu  inoo sheegin oo horumar aduun iyo mid aakhiro lagu gaarayo waxaana sheekhu guud ahaan  dadweynaha   u dar daarmay  in aay bartaan kitaabka allah iyo Zunada Nabigeena Muxamed Sallalaahu Calayhi Wasalam .

Intaaskadib waxaa  lagalay su,aalihii dadweynaha iyo jawaabihii culimada waxaana dad weynuhu culimada soo weydiiyeen su,aalo aad u tirabadan kuwaas oo dhamaan ahaa kuwa laga faa iiday .

Waxaana caawa kamid ahaa culimadii su,aalaha kajawaabay Sh Cabdi Naasir Xaaji Axmed ,Sh.Xasan Maxamed Muuse (Sh.Xasan Bookh) ,Sh.Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur

Waxaana su,aalahaani ka imaanayeen meelakaladuwan oo kamid ah caalamka aynu kunoolnahay .

Waxayna caawa halkaas ku kusoo dhamatay muxaadaradii 3xaad eek amid ahayd nadwadii 7aad taas oo sanadwalba laguqabto Caasimadda Dowladda Puntland Ee Garowe

Waxaana habeen danbe oo taariikhdu ku began tahay 18/12/2014 loobalansan yahay  Muxaadaradii Afraad oo ciwaan keedu yahay Islaamka iyo (Xuquuqda Gabadha Muslimadaa ) Iyo Sh .Cabdi Naasir Xaaji Axmed  waxaana Aduun Koodhan Sidhib yar Ugadhagaysan kartaa WWW.Halgan.net.

Nuur jaamac Aadan

Xafiiska warbaahin ta Mu,asasada alminhaaj Puntland

[email protected]

DSC02179 DSC02180 DSC02181  vlcsnap-2014-12-17-20h11m35s190 vlcsnap-2014-12-17-20h12m39s58 vlcsnap-2014-12-17-20h12m48s149 vlcsnap-2014-12-17-20h13m23s246 vlcsnap-2014-12-17-20h13m37s128 vlcsnap-2014-12-17-20h13m45s205 vlcsnap-2014-12-17-20h14m17s12 vlcsnap-2014-12-17-20h14m22s66 vlcsnap-2014-12-17-00h24m49s246 vlcsnap-2014-12-17-00h24m54s36 vlcsnap-2014-12-17-00h25m22s65 vlcsnap-2014-12-17-00h25m28s120