Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Johannesburg waxaana ku soo dhaweeyey culumo ka tirsan Majliska Al-Bayaan iyo dadweyne kale .
Sheekh Maxamuud Shible ayaa ka qeyb gali doona hadii alle idmo Nadwo cilmiyeed maalinta birito ah ka bilaaban doonta magaalada Johannesburg