+252 90 7798232 [email protected]

Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo agaasimay ayaa kadhacday Masjidka weyn  Alhuda ee  magaaladda garowe  waxaana  lagu maamuusayay ardaydii kaalimaha hore kagashay imtixaanaadkii sanad dugsiyeedka 2013-2014.

Waxaana xafladaan kasoo qayb galay  gudoonka waxbarshada gobolka Nugaal Culima awdiin Xildhibaanno Katirsan dowlada Puntland Waaridiin Iyo  martisharaf aad utirabadan .

Waxaana ardadu ku soo bandhigtay xafladaan  suugaan diini ah oo ay ku cabirayeen qiimaha ay leedahay wax barashadu iyo sidoo kale dhiirigalin ay u soo jeedinayeen macalimin tii wax soo bartay.

Waxaaana ugu horayntii xafladda kahadlay Maamulaha Mac hadka Khadiija  Sheekh Mukhtaar Axmed Faarax oo warbixin dheer kasoo jeedshay madasha isagoo sharaxaad dheer kabaxshay Mac Hadka iyo heerar kii uu sooo maray waxaana uu sheegay in lagafuray Mac Hadka Magaalooyin badan oo ku yaal kobolka waxaana kamid ah Tuuladda Qarxis.Tuuladda Xasbahalle .Tuulada Jalam . Iyo Degmadda Godob jiraan oo hada lawado Howsheeda  isagoo dhan ka kale na balan qaaday in ay gayn doonaan in ta kale ee suurta galgaa Gobolka.

vlcsnap-2015-01-22-21h08m34s228vlcsnap-2015-01-22-21h08m27s155

Waxaa iyana dhan kooda soo dhaweeyay Xafladaan Culimada Kala Ah Sh.Maxamuud Xaaji Yuusf Iyo Sh Cabdi Naasir Xaaji Axmed Iyo Sh Axmed  Cabdi Samad Iyago Ku tilmaamay In Tani tahay  horumar ku dayasho mudan iyo goo culimadu dhan kooda balan qaaday in ay garab istaagayaan waxbarashada guud ahaan gaarahaan waxbarashada Diin ta islaamka lagu baranayo .

Waxaa isna goobta kahadlay  Xaashi Xuseen Faarax Oo ah Gudoonka waxbarashada Gobolka Nugaal waxaana uu aradayda ugu baaqay in ay siiwataan wax barashadooda islamarkaana noqdaan kuwa bulshada wax ku soo kordhiya .

Ugu dan bayn tii waxaa xaflaada Abaal marino qaali ah lagudoon siiyay arday dii kaalimaha hore kagalay imtixaanka .

Waxaana xaladda soo xiray  Xildhaan Siciid Cabdi Samatar Ardaydana ugu duceeyay waxbarsahada islamarkaana  kula dardaarmay dadaal  iyo in ay xooga saaraan barashada diinta islaamka.

Nuur Jaamac Aadam

Xafiiska Warbaahinta Alminhaaj Puntland

[email protected]

HOOSKA  DAAWO SAWIRADA

vlcsnap-2015-01-22-21h09m01s243 vlcsnap-2015-01-22-21h08m53s167 vlcsnap-2015-01-22-21h08m07s213 vlcsnap-2015-01-22-21h08m16s48   vlcsnap-2015-01-22-21h08m45s81 vlcsnap-2015-01-22-21h07m16s214 vlcsnap-2015-01-22-21h07m34s144 vlcsnap-2015-01-22-21h07m25s252 vlcsnap-2015-01-22-21h07m43s236 vlcsnap-2015-01-22-21h08m01s152 vlcsnap-2015-01-22-21h06m40s113 vlcsnap-2015-01-22-21h06m37s87 vlcsnap-2015-01-22-21h06m18s150 vlcsnap-2015-01-22-21h05m46s57 vlcsnap-2015-01-22-21h05m42s42 vlcsnap-2015-01-22-21h03m51s211 vlcsnap-2015-01-22-21h04m01s60 vlcsnap-2015-01-22-21h04m19s237 vlcsnap-2015-01-22-21h04m52s33 vlcsnap-2015-01-22-21h05m03s165 vlcsnap-2015-01-22-21h01m01s51 vlcsnap-2015-01-22-21h01m16s199 vlcsnap-2015-01-22-21h01m41s193 vlcsnap-2015-01-22-21h03m26s218 vlcsnap-2015-01-22-21h03m32s23 vlcsnap-2015-01-22-21h00m19s144 vlcsnap-2015-01-22-21h00m25s209 vlcsnap-2015-01-22-21h00m36s56 vlcsnap-2015-01-22-21h00m42s114 vlcsnap-2015-01-22-21h00m56s4 vlcsnap-2015-01-22-20h16m37s37 vlcsnap-2015-01-22-20h59m53s141 vlcsnap-2015-01-22-21h00m06s14 vlcsnap-2015-01-22-21h00m15s106 vlcsnap-2015-01-22-20h16m06s236 vlcsnap-2015-01-22-20h16m19s111 vlcsnap-2015-01-22-20h16m28s207 vlcsnap-2015-01-22-20h16m35s13 vlcsnap-2015-01-22-20h14m49s200 vlcsnap-2015-01-22-20h14m52s14 vlcsnap-2015-01-22-20h15m08s174 vlcsnap-2015-01-22-20h15m46s39 vlcsnap-2015-01-22-20h15m53s108 vlcsnap-2015-01-22-20h12m48s48 vlcsnap-2015-01-22-20h12m57s137 vlcsnap-2015-01-22-20h13m06s225 vlcsnap-2015-01-22-20h14m21s216 vlcsnap-2015-01-22-20h14m30s46 vlcsnap-2015-01-22-20h12m14s226 vlcsnap-2015-01-22-20h12m18s8 vlcsnap-2015-01-22-20h12m26s82 vlcsnap-2015-01-22-20h12m30s129 vlcsnap-2015-01-22-20h12m40s228 vlcsnap-2015-01-22-20h11m03s22 vlcsnap-2015-01-22-20h11m27s5 vlcsnap-2015-01-22-20h11m07s68 vlcsnap-2015-01-22-20h11m37s107 vlcsnap-2015-01-22-20h12m06s139 vlcsnap-2015-01-22-20h10m50s151 vlcsnap-2015-01-22-20h10m45s99 vlcsnap-2015-01-22-20h10m23s133 vlcsnap-2015-01-22-20h10m18s0 vlcsnap-2015-01-22-20h09m36s139 vlcsnap-2015-01-22-20h07m59s192 vlcsnap-2015-01-22-20h08m24s220 vlcsnap-2015-01-22-20h08m28s12 vlcsnap-2015-01-22-20h08m42s151 vlcsnap-2015-01-22-20h09m17s247