Dhamaan Magacyada Dadkaan Hoos ku qoran oo ku nool Dalka iyo dibadiisa Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh ka Dirayaan Geerida Alla How Naxariistee Marxuumad Xaliimo Aw Cali Mursal oo ku Geeriyooday Magaalada Garowe Taariikhdu Markay ahayd 15-05-2014 Waxay Marxuumada Allah uga Baryayaan in uu Janadii Fardowsa Geeyo ,Caruurtii /Eeheladii iyo Qaraabadii ay ka Tagtayna uu Samir iyo Iimaan Ka Wada Siiyo. Waxaana sigaara tacsidaan ugu diraynaa Sheekh C/Qani Qorane Maxmed Oo hooyadiis Marxuumad Xaliimo kutimid geeridaas .
Waxaa ugu horaynba tacsidaan diraya (1) Dhamaan culimada soomaaliyeed meelkastoo ay joogaan dal iyo dibadba waxay tacsi tiiraanyo leh ugudirayaa dhamaan qaraabadii qoyskii iyo awlaadii ay kageeriyootay eebe ha unaxariistee Marxuumad Xaliimo AW Cali Waxana sikhaasa tacsidaan udiraynaa sheekh Cabdi Qani Qorane Maxamed
(2) Dhamaan Maamulka iyo Xubnaha Mu,asasada Alminhaaj Dacwada iyo horumarinta Dhamaan laameheeda Puntland (3) Dhmaan Ardayda Dugsiga Alwaaxa Qaybihiisa kaduwan Ee Caasimada Puntland Garowe (4) Dhamaan ardayda Dugsiga Sare / Dhaxe /Hoose Ee Dagmadda Godob jiraan (5) Dhamaan dumarka dacwada Ee Al-minhaaj puntland
Waxaa sidookale tacsidaan diraya dhamaan maamulka iyo shaqaalaha idaacadda Qur,aanka kariimkaa Alxikma Puntland
Waxaan anaguna leenahay hadaan nahay maamulka WWW.ALMINHAAJ.COM Ee be ha unaxariisto marxuumad xaliimo Aw cali Mursal Qaraabadii iyo qoyskii ay katagtayna Eebe samir iyo iimaan hakasiiyo Gaar ahaan waxaan sikhaasa Boga alminhaajna eebe uga baryayaa sheekheena sheekh c/qani maxamed qorane in uu samir iyo iimaan kasiiyo