+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay  kasocday gobolka nugaal  gaar ahaan Caasimada puntland  Ee garowe  dardar  galin dhinaca  fidint dacwada  waxaana garwadeen ka ahaa mu,asasada  Alminhaaj  Xafiiskeda gobolka nugaal waxaana minhaaj bili hii lasoo dhaafay bilooday in ay muxaadaraat uqabato dhinacyada kala duwan ee bulshada  gobolka nugaal  waxaana ay kulamo gooni gooni ah uqabatay macaahida caafimaadka  sida machad ka xaaji cabdi machadka xaawo taako iyo machadka  salaaxudiin DSC00134waxaana ugu horaynaba kulanka machadka xaaji cabdi ka hadlay  labada sheekh ee ka la ah  gudoomiyaha golaha fulinta ee mu,asasada Alminhaaj faraceeda gobolka nugaal  sheekh mukhtaar axmed  farax iyo sheekh c/qani qorane maxamed labada sheekh ayaa waxay kahadleen  labo mowduuc  oo aad usoo jiitay dadkii looqabtay waxaana sheekh mukhtaar oo kalimada ku horeeyay  kahadlay  in ladareemo mas uuliyada guud iyo gaar ahaanba, waxaa sidoo kale sheekh cabdi qani qorane   isna si aada uga hadlay  hijrada iyo sharcigu waxaa uu ka qabo waxaana   kamid ahaa  dhibaa tooyinkii sheekhu ardayda uga digay   tahriibta waxaana sheekhu tusaale usoo qaatay  hadiiba dhulgaalo khayr yaal anaa barqa cad kasoo guuray kadib markii aan arkay in aysan oo lin wax nolol ah mid aakhiro iyo mid aduunba ,

DSC00143 DSC00128DSC00150 DSC00157 DSC00162 DSC00167 DSC00178 DSC00179 DSC00180 DSC00184