+252 90 7798232 [email protected]

munaa sabad kadhacday wasaarada waxbarasada dowladda puntland oo ay dhaqaale  kula wareega yeen  gudiga dhismaha buun dooyinka  ayaa waxaa kasooqayb galay guduga dhismaha buun dooyinka wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada maxamed cali faarax  iyo maamula yaasha schoolada kudeeqay dhaqaala haan  ,   waxaana kamid ahaa schoolada lacagtaan soo aruuriyay  Alwaaxa , Ganbool , aw cismaan , Darwiish ,Waa bari , nawaawi , lacagtaan oo gaaraysa $4500 waxaa soo aruurshay ardayda dhigata  schoolada garowe . ugu  horayntiiba waxaa halkaas kahadlay  wasiirka kuxigeenka wasaarada waxbarashada  maxamed cali faarax  waxaana uu umahad celiyay dhamaan cidii kaqayb qaadatay deeq daan waxaanna uu bulshada inteeda kale kuladardaar may in ay ku daydaan . waxaa sidookale isna goobta kahadlay  Godoomiyaha gudiga dhismaha buun doo yinka sheekh maxamuud xaaji yuusuf  waxaana sheekhu amaan usoo jeedshay ardayda iyo maamulayaasha lacagtaan kudeeqday  waxaana sheekhu  eebe ugabarayay in waxay bax sheen wax kabadan eebe ugu badalo waxaa sidoo kale sheekhu u duceeyay waaridkii arday caruurtoo da kudhiiri galiyay in ay ka qayb qaataan dhismaha buun dooyinka waxaana sheekhu sheegay in ay tani tahay in  ar dayda latuso iskaashiga  iyo wadajirka oo ardayda lagu tara biyeeyo .

1210987146h