+252 90 7798232 [email protected]

Labada Sh.Ee kala ah Sh.Dr.Bashiir Axmed Salad Iyo Dr.C/rizaaq Maxmauud Takar ayaa waxay kajeediyeen  Masjidka Al-Huda Magaalda Garowe  labo Muxaadaro oo aad u qiimi badan  waxayna labada sheekh  darsigooda soo xaadiray Dadweyne aad u farabadan kuwaas oo soo buuxdhaaf shay Masjidka Al-Huda ee Magaalada Garowe . Waxaana darsiga qaybtiisa hore galay Dr.C/rizaaq Maxmauud Takar isagoo ciwaan ugadhigay darsigiisa Qabyaalada iyo Dhika ay umada ugaysatay Waxaana sheekhu qaadaadhigay waqtiyadii kaladuwanaa iyo meelihii ay soo martay waxaana uu kusoo gaba gabeeyay Xalka iyo Sida  looga bixi karo Dhika Qabyaalada .

Intaas kadib waxaa lagu soo Dhaweeyay Sh .Dr.Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hayada Culimada Soomaaliyeed Ahna Gudoo miyaha Jamaacada Al-Ictisaam Bilkitaabi Wassunah.

waxaana sheekhu soo jeedshay muxaadaro Uu Ciwaan Ugadhigay Fahamka Diinta islaamka iyo Inloogu dhaqmo habkii uu jideeyay (Rasuulka Sallalaahu Calayhi Wasalam)  waxaana sheekhu kadigay Kooxaha Xagjirkaa oo ay ugu horeeyaan Al-Shabaab Iyo Shiicada . Hadaba Hoos kadaawo .

Sh.Dr Bashiir Axmed Salaad .

Hoos Kadaawo Muxaadaradii Sh.Dr C/rizaaq Maxamuud Takar

Nuur Jaamac Aadan

Xafiiska Warbaahinta Mu,Asasada Al-Minhaaj

[email protected]