Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Bulshada soomaaliyeed Meelkasta oo ay joogaan In Nadwadii Sanad laha ahayd Ee lagu qaban jiray Magaalo madaxda Mudug Ee Gaalkacyo laqaban doono 18- Bisha Shacbaan/05-06-2015 oo kubeegan Habeenka Sabtida Ee soo socda.
Nadwada waxaa kaqayb gali doona hadii alle idmo culumo waa wayn
Waxaana sanadkaan loogu magacdaray
Canaa wiinta looga hadli doono waa:-
1 – وجوب التمسك بالكتاب والسنة على فهم السلف الصالح
2 – فضائل الصحابة وموقف الشيعة منهم
3-الأصول التي خالف فيها الشيعة أهل السنة والجماعة
4 – أهمية التعاون في الدعوة إلى الله
5 –فضل الإنفاق في سبل الخير
6 – فضل الأخوة في الله وخطر العصبية القبلية
7 – الفتاوى وختام الندوة