+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa galabtay masjidka zunah ee magaalada garowe muxaadaro dardaaran iyo soo dhaweyn bisha barakaysan ee Ramadaan  kasoo jeedshay Dr.Sh C/Casiis  Cabdi Faarax Dhakh tarka Qaliinka indhaha  oo fadhigiisu yahay garowe  Dr ka ayaa jamaacadii masjidka u soo jeedshay muxaadaro uu kaga hadlay weynaynta bisha barkaysan iyo in bulshadu ay sidhab ah uga faa iidaysato islamarkaana ay bishaan  in teena nool ay nu nasiibka u helnay aysan ina dhaafin inagoo aan kafaraqabsan  .

Waxaa Dr ku dhanka kale ku dheeraaday in Allah Sidhab ah looga cabsado waxaana  Dr ku soo qaatay qiso ka oo hisay Isaga iyo in badan oo kamid ah jamaacadii masjidka kusugnayd  isagoo kasheekeeyay qiso dhaxmartay gabar ardayyad ah iyo macalimad gaalo ah waxayna u dhacday qisadu sidaan.

Gabar yar oo mulimad ah ayaa dhigan jirtay school gaalo islamar kaana waxaa  maamule ka ahaa islaan gaalo ah waxaana gabarta yar soo qaadan jirtay Xijaab Balse waxaa ka hortimid macalimadii gaalada ahayd markaas waxayna ku canaana tay in aysan maedanbe soo qaadan Dharkaan .

Gabadhii yarayd waxay u tagtay hooyadii dhashay eek u soo barbaarisay Dhiita sharafta badan ee islaamka iaydoo murugaysan ayay Hooyadii u sheegaty qisadii dhaxmartay iyada iyo macalimadeedii.

Kadib hooyadii ayaa tiri hooyo mawaxaynu adeecnaa macalimada mase eebihii ina buurtay inaga iyo macalimadaba waxay tiri gabadhii yarayd waxaa mudan in la adee co eebe weyne  waxayna kala saxiix deen gabdhii iyo hooyadii  wanaagsanayd go,aan ah in aan dhag jalaq loo siin cid aan ahayn Allah .

Gabdhii waxay tagtay School kii sidii caada da ahaydba waxaa indhaha kaga soo dhacday macalimadii waxayna ku tiri waad diiday soo ma ahan amarkayga iyadoo si kulul ulahadashay gabadhii fariida ahayd waxay tiri iyadoo dagan  Magaranayo Ma asaga Mase Adiga ? Macalimadii waxay tiri aniga gartayye Isagu Maxaad Ulajeedaa waxay Tiri Fariidii Yarayd Waxan Ulajeedaa Allah Adiga iyo aniga iyo dhamaan aduum koo dhan abuuray .

Qisadu waa dheertahay waxaa ugu danbayntii halkaas ku soo  Islaamtay Macalimadii Gaalada ahayd .

Waxaana Dr Abdi Casiisna Umada Ugu baaqay in aynu qaadanayo Erayga Ah Ma Allah baynu Caabudnaa Mase Qayrkii  Waxaana Dr Toorku Minbarka Masjidka Kadagay Isagoo Ilmaynaya  Dhanka kale waxaa jamaacadii  Masjidka Ay kasoo baxeen Iyagoo Wajiyadoodu ka muuqato Ilmo .

Nuur Jaamac Aadan

[email protected]

https://www.facebook.com/zarqawe.jamac.9

IMG_3005 IMG_3006 IMG_3009 IMG_3012