+252 90 7798232 [email protected]

Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay  waxay kawaday Gudaha Magaalada Garowe Ololle ay ku doo nayso in ay dadku gaaraan isku filaansho islamarkaana kan wax haysta wax kasiiyo wixii allah siiyay walalkiis aan haysan wax uu ku Afuro ,

Waxayna tani kadan baysay  kadib markii 2bo maalin kahor  ay uqaybisay dad gaaraya 300 oo qoys waxayna  kasoo aruurisay raashin kaan dad yowga ku dhaqan garowe .

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3)unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (14) unnamed (15) unnamed (16) unnamed (17) unnamed (19) unnamed (20) unnamed