Gudoomiyaha guud Ee Mu’asasada alminhaaj Puntland Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Ayaa hanbalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u diray Guud Ahaan Umadda Islaamka ka Gaar Ahaan Umadda Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Dunida kajoogaa waxaana uu Eebe Ugabaryay In Uu ka aqbalo Cibaaddoodii .
waxaana uu u rajeeyay In sanadkaan Sanadkisa Kale Ku gaarsiiyo Barwaaqo Bashbash.
Nuur Jaamac Aadan.
Xafiiska Warbaahinta Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland.