+252 90 7798232 [email protected]

Barnaamijka Ciid wanaagsan waxaa Idaacadda Al-Xikma Xarunteeda Dhexe Ee Garowe Lagu Qabtaa Maalmaha Ciidda waxayna Idaacadu Waraysiso kaladawan ku casun taa Qaybo kamid ah Culimadda Soomaaliyeed Haba In Tii usuurta gasha .

Waxaana Culimaddu Diraan Tahniyad Ku aadan Ciidda waxayna islamrkaa kaga faa iidaystaan Haba Fariintii ay kecel yihiin In aya umadda gaar siiyaan Iyagoo Cabiraya waqtiga lagu jiro Iyo sidii Umadda Looga digi lahaa waxay ku halaagsamayso Islamarkaana waxay ugu yeeraan waxay umadi Kugaarto Liibaan dhamaanteed.

Waxaana idaacadda Qur’aanka Kariimka Al-Xikma Xarunteeda Dhexe Ee Garowe Ciid daan U suurta Gashay In Ay Xirii Lasamayso Culimada Kala Ah .

  • Daahir Aw Cabdi Aw Axmed
  • Maxamuud Xaaji Yuusuf
  • Maxamed Macalim Axmed
  • Mukhtaar Axmed Faarax

Iyo Sh Maxamuud Shible Oo lasoo gaarsiiyay  tahniyada Uu Sanadkaan U Madda U Diray .

HADABA Walall  Hooska Dhagayso Codkii Culimadda waxaa Idiin Soodiyaarisay Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma Iyo Halgan.Net

Waxaa Idiin Soosaaray : Nuur Jaamac Aadan (Garowe)