+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa shir uga  furmay Maaaldda garowe Kolayaasha Kaladuwan Ee Jaamacadda Bariga Afrika Sida Golaha Aas Aasayaasha ,Golaha Boorka ,Iyo GolahaFulinta  Shirkaan oo ah Mid lagu soo beego  marka uu furmayo Sanad jaamacadeedka  ayaa looga tashadaa Baahiyada Jaamacadda Iyo Kuliyadaha Bulshadu Baahiyada weyn uqabaan Sidii Loogu soo kordhan lahaa.

Waxaa shirkaan Furitaankiisa  koob joog ka ahaa Maamulka Wasaardda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare Waxaana Matalayay Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare  Mudane.  Cabdullahi Cali Jaamac Oo Isagu Shirkaan Sirasmi ah Ufuray  Muujiyayna Dareenkiisa In uu Ku faraxsan yahay Kasooqaybgalka Shirkaan Qiimaha Badan .

Waxaa Shirka Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Hay’ada Batroolka Iyo Macadinta  mudane  Ciise Maxamuud Faarax (Dhollowaa)  oo isagu Shirka Kasoo Jeediyay Cashar Muhiim ah oo Agaasimuhu Kagasheekeeyay Khayraadka Faraha badan ee Ku duugan Dhulkeena Iyo Sida looga faa’iidaysan karo Isagoo Jaamacada barika Afrikana Ugu Baaqay In ay soo saarto Dad kii Soosaari lahaa Khayraadkaas,

Jaamacadda Bariga afrika oo la’aas Aasay Sanadkii 1998 ahaa ah waqtigaan  Jaamacada ugu balaaran Deegaanada Dowladda Puntland  waxaana Shirkaan kasoo Baxay Go’aamo Dhaxal gal ah waxaana kamid ahaa

  • Inlafuro Kuliyada Macdanta Iyo Batroolka
  • Xoojinta Tayada Dhamaan Kuliyadaha Jaamacadda Sigaar ahna loo Xoojiyo Kuliyadaha Arts ka Iyo Seines Ka  loona iibiyo laababka kadhiman iyadoo lago’aansaday in Injineeriyada Loo Iibiyo Mataoor Ku Kacaya $50.000.

 

  • Xafiiska Warfaafinta Jaamacadda Bariga Afrika Puntland

Hooska Kadhagayso Shirwenihii Golayaasha Jaamacadda Bariga Afrika .

 

 

vlcsnap-2015-08-26-18h04m28s440

vlcsnap-2015-08-26-18h04m33s919 vlcsnap-2015-08-26-18h04m40s847 vlcsnap-2015-08-26-18h04m46s707 vlcsnap-2015-08-26-18h05m05s535 vlcsnap-2015-08-26-18h05m20s586 vlcsnap-2015-08-26-18h05m26s154 vlcsnap-2015-08-26-18h05m32s085 vlcsnap-2015-08-26-18h05m41s136 vlcsnap-2015-08-26-18h06m17s374 vlcsnap-2015-08-26-18h06m35s952 vlcsnap-2015-08-26-18h07m10s500 vlcsnap-2015-08-26-18h07m24s927 vlcsnap-2015-08-26-18h07m41s338 vlcsnap-2015-08-26-18h09m42s115 vlcsnap-2015-08-26-18h09m54s069 vlcsnap-2015-08-26-18h10m07s060 vlcsnap-2015-08-26-18h10m16s786