+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa maantay lagu qabtay hoolka jaamacadda bariga Afrika xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafladaan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafayba diyaar garow geeda lagadareemayay gudaha caasimada puntland Ee garowe waxaana Mu’asasada Alminhaaj ay ku soo bandhigatay wax qabadkeedii Sanadkii tagay .

Xafladdaan ayaa  kusoo beegmaysa shirweynihii 5aad ee Mu’asasada ALminhaaj ay ku kulmaan golayaasheeda kaladuwan sida

  • Golaha aas aasayaasha
  • Golaha Shuurada
  • Golaha Fulinta

Waxaana Xafladaan kasoo qaybgalay  Mas’uuliyiin Kasocotay Golayaasha Dowlada Puntlan waxaana Hogaaminayay Madax weyne Kuxigeenka Eng C/xakiim X Cumar Camay Wasiiro Xildhibaanno Culima Awdiin Ka Gobolka Isimada Dhaqanka Ganacsato  Siyaasiyiin Kaladuwan .

Waxaana Shirka kalimad Wacdi ah Kufuray Sh.Maxamud Xaaji Yuusuf Isagoo guud ahaan bulshadana ugu dardaarmay Alle Kacabsi Iyo In Bulshada lagaarsiiyo Khayrka  intaas kadib Gudoomiyaha Guud Ee Mu’asasada Alminhaaj Sh.Maxamed C/laahi Cabdulle ayaa goobta kusoo bandhigay Vedio Gatarjumaya wax qabadkii mudadii ay xilka hayeen Flimkaas oo Bulshadii daawatay ay ladhaceen waxqabadka baaxadaas le,eg Ee Mu’asasadu gaartay.

Iyadoo dhankakalana dhamaan mas’uuliyiintii goobta kahadashay ay balan qaadeen in ay sidhow ula shaqaynayaan Mu’asasada Alminhaaj.

Culimadii goobta kahadashay waxaa kamid ahaa

  • Sh Daahir Awcabdi Aw yuusuf
  • Maxamed Godane Xoosh
  • Gudoomiyaha Golaha Fulinta Jamaacada Al-Ictisaam Sh.Axmed Cabdi Samad

Waxayna dhamaan qireen In Maamulka hada talada haya ee Mu’asasada ALminhaaj Ay Gaareen Guulo Lataaban karo waxayna Bulshada Kuladardaarmeen in lagawada Shaqeeyo Dacwada Cid Gooni ah na aysan U oolin ee ay tahay wax lagarabo qofwalba Oo Muslim ah.

Waxaa isna goobjoog ahaa Xafladaan Maxamed Cali Ameeriko Waxana uu bulshada Tusaaleeyay hadii sidaas loo wada shaqeeyo waxaa lagaarayaa guulo waaweyn waxaana dhankiisa uu Al-Minhaaj Ku amaanay shaqadaan qiimahabadan ee Ay Bulshada U hayso

Mu’asasada Alminhaaj ayaa shahaadooyin Sharaf Gudoon siisay Dadkaladuwan Oo  ay kamid ahaayeen Shirkadaha Ganacsiga ,Culima Awdiin ka ,  Jamaacada Al-Ictisaam  , Ururada Ardayda ,Iyo Xubno kale ,

Intaas kadib waxaa Xaflada Soo Xiray Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Eng C/xakiim X Cumar Camay waxaana uu siiyay Mu’asasada ALminhaaj Dardaaran Isagoo dhanka kalena sheegay In uu Isagu Hada Wixii Laga Bilaabo Uu kamid yahay Mu’asasada Al-minhaaj Awalna uu si dhow ula shaqayn jiray Mu’asasada Alminhaaj  waxaana uu ku amaanay Shaqada baaxada weyn ee ay soo bandhigeen Maantay  waxaana uu qiray Eng Camay In ay og yihiin Xukuumad ahaan Qaybta Muga leh ay kaga jiraan Bulshada ,

Nuur Jaamac Aadan

Xafiiska Warbaahin Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland

KODAK Digital Still Camera KODAK Digital Still Camera KODAK Digital Still Camera KODAK Digital Still Camera KODAK Digital Still Camera KODAK Digital Still Camera 20150808_185103 vlcsnap-2015-08-08-16h10m42s131 vlcsnap-2015-08-08-16h11m49s33 vlcsnap-2015-08-08-16h12m14s21 vlcsnap-2015-08-08-16h12m44s0 vlcsnap-2015-08-08-16h13m18s157 vlcsnap-2015-08-08-16h13m22s194 vlcsnap-2015-08-08-16h13m35s65 vlcsnap-2015-08-08-16h14m10s158 vlcsnap-2015-08-08-16h15m36s255 vlcsnap-2015-08-08-16h15m40s35 vlcsnap-2015-08-08-16h15m44s78 vlcsnap-2015-08-08-16h16m06s37 vlcsnap-2015-08-08-16h16m17s152 vlcsnap-2015-08-08-16h16m29s16 vlcsnap-2015-08-08-16h16m38s109 vlcsnap-2015-08-08-16h16m59s55 vlcsnap-2015-08-08-16h17m02s92 vlcsnap-2015-08-08-16h17m13s200 vlcsnap-2015-08-08-16h17m16s228 vlcsnap-2015-08-08-16h17m24s49 vlcsnap-2015-08-08-16h17m31s125 vlcsnap-2015-08-08-16h18m00s154 vlcsnap-2015-08-08-16h18m03s185 vlcsnap-2015-08-08-16h18m46s102 vlcsnap-2015-08-08-16h18m51s152 vlcsnap-2015-08-08-16h19m22s212 vlcsnap-2015-08-08-16h21m50s154 vlcsnap-2015-08-08-16h22m43s166 vlcsnap-2015-08-08-16h23m00s83 vlcsnap-2015-08-08-16h23m29s116