+252 90 7798232 [email protected]

sheekh umalLaascaanood:-Laascaanood Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa maanta waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dumarka magaalada Laascaanood waxaana ay muxaadarada ka dhacday masjidka weyn ee jaamica

Cinwaanka muxaadarada uu u jeediyey Sheekh umal dumarka ayaa waxaa ay ahayd  :((تأملات مع سورة النور..Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa safar dacwadeed ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Dumarka Magalaada Laascaanood Kula Dardaarmay Inay Alle Ka Baqaan Doontoda Barataan Una Adeegn Dacwada Iyo Diinta Kulan Muxaadarada Ayaa Ku Soo Idlaaday Jawi Dagan

 

17

16

Mu’asasada Al-Karam

Laascaanood Alminhaaj.com Garowe