Mu,asasada Al-minhaaj oo baryahaan waday booqashooyin ay kutagayeen goobaha waxbarashada sida macaahida /schoolada / madaarista waxaana garabga dacwada uu booqdaa maalinwalba oo jimca ah qaybo kamid ah goobaha waxbarashada iyo goobaha cibaadada ,
waxaa saakay subaxni adii hore muxaadaro looqabtay inkabadan boqol arday qur,aan oo dhigata (مدرسة الفرقان ) waxaana halkaas kula hadlay sheekh xabiib c/qaadir oo ardayda ku waaniyay in ay baari unoqdaay waalid kood iyo macalimiintooda waxaana sheekhu usheegay ardayda tusaalooyin dhowr ah waxaana kamid ahaa
ardayba ardayga uu gafiican yahay waa ardayga casharkiisa soo diyaariyay isla markaana siwanaagsan uga baxa qur,aanka kaas oo noqonaya ardayga macalinku ugu jecelyahay waxaa kaloo sheekhu ardayda ku waaniyay in aysan noqon waalid caasi iyo caasi mucalim waxaana sheekhu sheegay in aysan labadaas midna aysan lahayn khayr waxaana ugu danbayn tii sheekha iyo xubnaha lasocdayba urajeeyeen ardayda in ay noqdaan kuwa diin tooda barta kuna dhaqma dalka iyo diinta iyo dadkaba anfaca