Sheekh Maxamed Godane Xoosh ayaa maantay waxaa uu marti u ahaa Idaacdda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma Gaar ahan Xarunteeda Dhaxe Ee Garowe
Idaacadda Alxikma oo ah FM laga dhagaysto Inta badan deegaanada Puntland Iyo Qaybo Kamid ah Goboladda Dhaxe Ee dalka Ayaa qabata Barnaamijyo Diini ah oo faaiido badan u leh Bulshadda waxaana Barnaamij keedaan Weydii Culimada Oo ah Mid Dad weynuhu Su’aalo Kusoo Weydiiyaan Culimada Maanatay Su’aalo Lagu Weydiiyay Sh.Maxamed Godane Xoosh Su’Aalaha kahorna waxaa Sheekhu soo jeediyay Muxaadaro Kusaabsan Fadliga 10 Bisha Dilxij .
Hoos Kadaawo :
Nuur Jaamac Aadan Xafiiska Warbaahinta Mu’asasada Alminhaaj Puntland
Tell:00252907723014