+252 90 7798232 [email protected]

Sh .C/qani Qorane Oo kamid ah Culimada Caanka ku ah Fidinta Dacwada islaamka  ayaa mudoo yinkii dabe waxaa uu  waday  wacyi galin dhinacyo badan taabanaysa wacyi galintaas oo sheekhu kawaday in ta badan goobaha wax barashada ayaa Todobaadadii lasoo dhaafay waxaa uu maray  Goobo badan oo uu kulahadlay Boqolaal Arday ah waxaana kamid ahaa Goobaha Sheekhu wacyi galinta Kasameeyay

  • Al-waha Secondary School.
  • Mac-hadka barashada diinta Ee Khadiija Bintu Khuwaylid
  • Ganbol Secondary School.

Waxaana sheekha kamid ahaa Fariimihii uu gaarsiiyay Kumanaanka Arday ee sheekhu lahadlay

  • Indhaqan laga dhigto Dhaqan kii Rasulkeena (محمد صلي الله عليه وسلم)
  • Kahor taga khataraha ay kamid yihiin Shiicada\Takfirkal\IWM
  • KHATARTA Tahriibka Iyo inay san dhalintu ku kadsoomin Khasaaraha Yurub

Waxaana sheekha  Iyo Culimo Uu hogaaminayay oo kayimid qurbaha ay  sakay Kulan laqaateen Arday da Dugsiga sare Ee ganbool halkaas oo Ay ujeediyeen Hadallo Dhaxal gal ah waxaana  larajaynayaa In Suldaan Sh.Cabdiqani Qorane uu  sii wadi doono  Wacyi galintaan .

Hoos kadhagayso

20150901_171358  20150901_20313620150901_17143620150824_02420820150824_02421720150824_025121

IMG_20150921_075341 IMG_20150921_075322 IMG_20150921_075308 IMG_20150921_075432 IMG_20150921_080044 IMG_20150921_080335 IMG_20150921_075320 IMG_20150921_075325IMG_20150921_080353 IMG_20150921_080354