Laascaanood:-Laascaanood Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa maanta waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dumarka magaalada Laascaanood waxaana ay muxaadarada ka dhacday masjidka weyn ee jaamica
Cinwaanka muxaadarada uu u jeediyey Sheekh umal dumarka ayaa waxaa ay ahayd :((تأملات مع سورة النور..Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa safar dacwadeed ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullaah Ayaa Wuxuu Kula dardaarmay Dumarka Muslimiinta Meel Walba Ay Joogaan Inay Alle Ka Baqaan Diintooda Bartaan Dacwada U Adeegaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Wuxuu Ku Jiraa Safar Dacwadeed
Musasat Al-Karam
Laascaanood
Machadka Al-furqaan