+252 90 7798232 [email protected]

Mu’asasada AL-Minhaaj xafiskeeda gobolka nugaal Waxay Ogay Siinaysaa Dhamaan walaalaha Khayrka JECEL in garowe ay ka bilaabanayso nadwo cilmiyeed kii sanadlaha ahayd sanad kii 8AAD waxaana kaqayb qaadan doona culimo soomaaliyeed oo ka imaandoona gobolada somaliya  mu’asasada AL-minhaaj waxay u balan qaadaysaa dhamaan walaalaha soomaaliyeed in ay sitoos ah uga faa iidaysanka karaan maqal iyo Muqaal  iyaga oo kadaawan doona website kaladuwan gaar ahaan www.Halgan.net ama www.alminhaaj.com   wixii faah faahin ah kalasoco

Tell: 00252907723014 ama 00252907721119 ama 004531403016

Mahad OO DHAN ALLAH BAY USUGNAATAY

Nadwada 8aad December 2015